Maalin Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Booqday Qabuuraha BaQiic Kolkaasu U Duceyey Marku Ducadii Dhamayay Ayuu Yiri Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Waxan Jacleystay Inan Arko Walalahay,

Asxaabti Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam waxay Dhaheen Soo Inaga Walalaha Ma Nihin.? Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::MaYa Ee Idinka Waxad Tihiin ASxaabtayda, Walalahay Waa Kuwa Imaan Doona Gadashay Iyago I Arag Markasna I Rumeyn Doona!!

ASxaabta Rasuulka Salallaahu Caleyhi Wasalam Waxay Dhaheen Maxad Ku Aqoonsan Doonta Walalaha,? Iyaga Kuma Arag Adigana Ma Arage, Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::
Waxay Igu Imaan Doonan Xoodka (Darkayga) Iyago Ay Nuureyso (Iftiimeyso) Halka Sajuuda Ah oo Ay Dhulka DhigI Jireen Iyo Waliba Meelaha Waysa Qaadka, Allaahu Akbar!!

Waxa Libaanay Qofki Noqdo Rasuulka Salallaahu Caleyhi Wasalam, Qofki Adeeco Ee Raaco Jidki Rasuulka Scw Wuxu Noqon Rasuulka Walalkiis, Waana Qof Libaanay, Wuxu Goyay Shaydan Ma Noqon Shaydan Walalkiis!! Wuxuse Noqday Xabibkiisa Walalkiis, Allahu Akbar!! Walal Ku Dadaal Ku Dayashada Rasuulka Salallaahu Caleyhi Wasalam.Allow Kuwa Mara Jidki Nabiga Scw Inaga Yaa Allaah

Post a Comment

 
Top