Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakatuhu.{{Alxamdulillaah wassalaatu wassalaamu calaa rasulillaah.
Illaahay aya mahad odhaamii u sugnaday allaahaaso aburtey khaalqiga tiisa wanaagsan iyo tiisa xun..Inaguna manaystey islaam taso ah nuur aan qof binu adam ahi haddu isku taayo inu damiyo nuurkasi aanu awoodi kaarin Alxamdulilaahi callaa kuli xaal...Nabadgalyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaato xabiibkeeni Mustafaha(Mohammed)salalaahu calayhi wasalaam
S-Muxuu islaamka ka qabaa suufinimada?
J-Suufinimada ma jirin wakhtigii Nebiga salalaahu calayhi wasalaam»asxaabtiisii iyo kuwii xigayba ,laakin waxay soo baxaday markii la turjumay kutubkii Giriiga loona badalay afka carabiga.Suufinimadu waxyaabo badan ayay ku khilaafsantahay islaamka waxaana ka mid ah sidan:
1-Waxay baryaan alle qayrkiis sida dad dhintey,qubuuraha awliyadana way ku dawaafaan,shardina way ka xirtaan.
2-Suufiyadu badankood waxay aaminsan yihiin in alle meel kasta uu joogo isaga naf ahaantii.
Suufiyadu badankood waxay aaminsan yihiin in illaahay u abuuray dunida nabi Muxammed(naxaris iyo nabadgalyo dushisa ha ahaat)»dartiis iyo in Nabi Muxammed salalaahu calayhi wasalaam»laga abuuray nuurka alle,uguna horreeyey wax la abuuro dunida.
Alle kor ahaaye wuxu yidhi:
''Jinni iyo dadkaba waxaan cibaadadayda ahayn uma abuurin.''(56-Al-Daariyaat).
''Allaha rahmaanka ahi carshiguu ku ekaaday(si uqalanya)''(5-dhaaha).
''Alle waa kan idin ka abuuray carrada,hadana dhibic hadana xinjir''(67-ghafir).
Waxa Alle abuuro qalin baa ugu horreeyey carshiga ka dib.''
S-Waa kuma wali?
J-Wali waa qof illaahay rumeeyey lana yimid cabsida Eebe subxanahu tacaala,wuxuu Alle iyo Rasuulkiisa salalaahu calayhi wasalam»farreena qaatay waxay ka reebeena ka dheeraaday,qofkii rumeeya ama ictiqaada in awliyada awood ay ku tasrufto dunida leedahay ama wax ka ogaan karta waxa imaan doona qofkaasi waa gaaloobay,mana banaana in la baryo rususha iyo awliyadaba haddii ay nool yihiin iyo haddii ay dhinteenba.
''Awliyada Alle cabsi masaarna mana murugoodaan''(62-yuunis).
''Waana kuwa rumeeyey(xaqa) dhowrsadana''(63-yuunis).
''Allaa iska leh xukunka cirariyo dhulka iyo waxa ku dheex sugan allana wax kasta wuu awoodaa.''(120-Al-Maa'ida).
''Waligaygu waa alle iyo mu'miniinta suuban.''
Wabilahi towfiiq

Post a Comment