Waxaa in la xuso mudan in dowladda Iiraan ay aad uga shaqaynayso sidii ay caqiidada shiicada Imaamiyada ah ugu dhex faafin lahayd dalalka muslimka ah ee haysta mad-habka sunniga ah, sida dalka Soomaaliya oo ay rabo inay kusoo gasho qaab samafal iyo wax-qabad u eg; ayadoo sheegaysa inay dhisayso madaaris ay caruurta soomaaliyeed wax ku baartaan. Waana arrin mudan in lala socdo oo laga digtoonaadoLinkiyadan ka dhagayso , warbixino ku saabsan shiicada hoos ka Daawo /dhagayso
Waa maxay shiico - Sheekh Umal
http://www.youtube.com/watch?v=tewfpNePxe0
Khatar shiicada iiraan _ Daawo
http://www.youtube.com/watch?v=qJ2TV8AeX74
Warbixin Muxaadaro xaasaasi ah oo shiicada ka waramaysa
http://www.youtube.com/watch?v=tewfpNePxe0
Khatar shiicada iiraan _ Daawo
http://www.youtube.com/watch?v=qJ2TV8AeX74
Warbixin Muxaadaro xaasaasi ah oo shiicada ka waramaysa
Post a Comment