Waan ogahay inaad rabto inaad sameysato website kuu gaar ah oo aad ku soo bandhigto ganacsigaaga ama nolol maalmeedkaaga aduunyo aad kaga waranto ,

Sidoo kale waxaa laga yaabaa inaad u baahan tahay inaad khayrka ku faafiso ama aad sameysato website ka hadlaaya arimaha bulshada, intaas iyo in ka badan ayaad ku fekeraysaa laakiin halkan waxaan kuugu soo gudbinaayaa casharo free ah oo kaa caawinaayaa inaad la jaanqaado caalamka cusub ee technolagy yada cusub .

Hadaba su'aasheena waxa weeyaan ma u baahan tahay in website sida blogger ka oo kale ah oo free ah oo waliba si fudud aad u sameysan karto inaad hirgeliso sida ugu dhakhsaha badan ,

Jawaab taada comments ahaan hoos ku bixi 
13 Feb 2014

Post a Comment

:) :)) ;(( :-) =)) ;( ;-( :d :-d @-) :p :o :>) (o) [-( :-? (p) :-s (m) 8-) :-t :-b b-( :-# =p~ $-) (b) (f) x-) (k) (h) (c) cheer
Click to see the code!
To insert emoticon you must added at least one space before the code.

 
Top